jigjigiyo wardheer
naftu jamatayoo
jiifsan waaayayoo
xagaasaa la i jiidaya
jarariyo shiniila
u jeel qaboo
hablihii joogaybaan
u jibaysanahay
jarati afdher baan
u jimiimicoo
jahada goday baa
layga jiraaa
jigjiga jigjiga
jigjiga kaalay daawo
jigjiga jigjiga
jigjiga daaraheeda
jigjiga jigjiga
jigjiga u dalxiiso
jigjiga jigjiga
jigjiga ku damaashad

liibaan baa jamaaday
jana noqotayoo
qoraxaydan jeclaabuu
jir nooga da,ay
jeexyihii nogbeed
aan ku jabina o
jaaawa geel kuu lise
kaalay jalaqsaneey
habla jalaqsanoo
loo jiboodaa tihiine
jecliyaa la joogiina
loo jeelanaa
jigjiga jigjiga
jigjiga kaalay daawo
jigjiga jigjiga
jigjiga daaraheeda
jigjiga jigjiga
jigjiga u dalxiiso
jigjiga jigjiga
jigjiga ku damaashad

Exit mobile version