hankaagu haduuu wacnaa
walaalnimadaadu yaraa
waxtar hadii aad lahayn
waxsiintaadu xumaa
wanaag waa halkiisee
waxyeeladaada ka badan
waxba aniga ha ii walwalin
waynaha illaahay
wakiil iigama tihide
inaan kala weecanana
aday kula wayn tahee
aduunku walaal hakuu noqde

walaal iga wayn hadaad ahayd
adaa wacadkii gabee
idkaa wax la iskugu yahee
aakhiro waxba la isma taro
walaal war beenaad rumaysatye
maxaa wacay kala fogida
waxba aniga ha ii warwarin
waynaha illaahay
wakiil iigama tihide
inaan kala weecanana
aday kula wayntahee
aduunku walaal hakuu noqde

Exit mobile version