mawjad xoglaa i maquuntoo
mijihiibaan meel la waayee
la i malagyoo jacayl murugadii
waa masiiboo maantuu i helee
musanaabee adna murugada
ha i moogaan
miirkibay la tagtee meedya
mooyiye meeday
aaway maanqaadee meeday
mooyiye meeday
ala meeday mahayee meeday
kama maarmi karee meeday

naftu muhatoo maarmi waydoo
muusanawdoo ku dulmeeroo
meelaan joogaaba aday muuqdoo
midakaagay i hor maraayee
aday maganiyo marti kuu tahee
ha igu moogaan
miirkibay la tagtee meedya
mooyiye meeday
aaway maanqaadee meeday
mooyiye meeday
ala meeday mahayee meeday
kama maarmi karee meeday

Exit mobile version