abaal laguma beeree
ogobeey jacaylkaa
waxa lagu abuuraa
ililihii durdurayiyo
meeshii ugbaad leh
indho doojinaysee
ubax lagu salaamaa
amaan lagu duceeyaa
oo lala adkeeyaa
ruuxii ku aaminayoo
ubad loo xambaaraa
axdigana lala dhawraa

Exit mobile version