dayax iyo daruuro is galay
inaan kala dafo mooyee
mala kala dabaalaa

dookhiyo kal gacalkuna
sow maaha daymadda
ruuxii dur duurtaa
daba qabo naftiisoo
danwadaagna la ahaw
daadihiiya mooyee
dawo kale ma leeyahay

adiguna dalayseey mar
hadaad darmaan tahay
dibad joogi waa balo
dugsi wiil da da adiyo
nin ku deeqa mooyee
dawo kale ma leedahay

qamad iyo dhilow yahayn
inla kala durguro mooye
mala kala dabbalaa

damaq iyo kalgacalkuna
sawmaha kudayashada
saw daranta geelluba
dalan dool uguma tago
biyihii dallaal iyo
halkuu dirinta ku oqyehaay
miyuu farasku daaya

Exit mobile version