VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hablaha - Lyrics

sida hodol dayr hoortay dhibicoo dhulka habeen iyo haysay sitimaan waxa hadh gala waxa hurdo lada waxa horuma ninkay lahayaan hablaha hargaysee hananka qurxoon hablaha barbare hawraarta macaan hablaha burco ee hemaalka sharfoon hablaha awdal ee gayaan hiigsado heego muuqliyo hagoog bilcanida hablahayagu haybad bay uyeesheen haweenka dunidoo dhanbaa uhanbal yeeye hanbalyo la idin hibeeyeh habla hayagoow la idin hibeeye sida ubaxa hiray halacsi qurux loo ku hareero yaal hoy barwaaga ah waxa hor alle gaadha heero waxa nasi hela ninkay lahayaan hablaha hargaysee hobaanta u eeg hablaha gabilaye hohob lala simo hablah soolee hantiyo dhux udaya hablaha sanaage hanka dheer dumaar
Queue is empty
-- / --