VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Hablaha mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Cabdi yare
Hablaha

sida hodol dayr
hoortay dhibicoo
dhulka habeen iyo
haysay sitimaan

waxa hadh gala
waxa hurdo lada
waxa horuma
ninkay lahayaan

hablaha hargaysee
hananka qurxoon
hablaha barbare
hawraarta macaan
hablaha burco ee
hemaalka sharfoon
hablaha awdal ee
gayaan hiigsado

heego muuqliyo
hagoog bilcanida
hablahayagu haybad
bay uyeesheen
haweenka dunidoo
dhanbaa uhanbal yeeye
hanbalyo la idin hibeeyeh
habla hayagoow la idin hibeeye

sida ubaxa hiray
halacsi qurux loo
ku hareero yaal
hoy barwaaga ah

waxa hor alle
gaadha heero
waxa nasi hela
ninkay lahayaan

hablaha hargaysee
hobaanta u eeg
hablaha gabilaye
hohob lala simo
hablah soolee
hantiyo dhux udaya
hablaha sanaage
hanka dheer dumaar

codkii Cabdi yare