VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hablaha Somaliland - Lyrics

hablaha somaliland sidii waqal soo hiraayaa heeman qurux bay uyeeshee hubqaad xaragooy uyeesheen hab dhaqan edeb bay uyeesheen hankana dhalashoy uyeesheen hablaha somaliland sidii hooyooyinkoodna kash kaash hoygay uleeyihii kartina hawshey uleeyihiin kacalka hirashooy uleeyihiin hidana dhaqan bay uleeyihiin hablaha somalilnad hubaal waa madaxda qaran halyeey kama maarmayoo nimaan haldhaa lajirin hirdooga mahaybsadee hub weeyaan aan liicin runtii waa lama huraane rabow noodaa hablaha anay hilbaha iiyihiine rabow noodaa hablaha hablaha somaaliland hufnaanta xlbay uyeeshee hubsiimo xogtay uyeeshee hindisa taladay uyeesheen nasteex xiilbay uyeeshee heshiis nabaday uyeesheeb hablaha somaalilanad hantida dhaqasho uyeeshee hawshaar socodbay uleeyihiin nasiib hoodooy uleeyihiin gayaan hanashooy uleeyihiin dulqaadka hiboy uleeyihiin hablaha somalilnad hubaal waa madaxda qaran halyeey kama maarmayoo nimaan haldhaa lajirin hirdooga mahaybsadee hub weeyaan aan liicin runtii waa lama huraane rabow noodaa hablaha anay hilbaha iiyihiine rabow noodaa hablaha hablaha somalilnad hubaal waa madaxda qaran halyeey kama maarmayoo nimaan haldhaa lajirin hirdooga mahaybsadee hub weeyaan aan liicin runtii waa lama huraane rabow noodaa hablaha anay hilbaha iiyihiine rabow noodaa hablaha hablihii maantay yihiino hooyadii baribay yihiino horseed noloshay uyihiine rabow noodaa hablaha
Queue is empty
-- / --