VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Hablaha Somaliland mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Cabdi yare
Hablaha Somaliland

hablaha somaliland
sidii waqal soo hiraayaa
heeman qurux bay uyeeshee
hubqaad xaragooy uyeesheen
hab dhaqan edeb bay uyeesheen
hankana dhalashoy uyeesheen
hablaha somaliland
sidii hooyooyinkoodna
kash kaash hoygay uleeyihii
kartina hawshey uleeyihiin
kacalka hirashooy uleeyihiin
hidana dhaqan bay uleeyihiin
hablaha somalilnad
hubaal waa madaxda qaran
halyeey kama maarmayoo
nimaan haldhaa lajirin
hirdooga mahaybsadee
hub weeyaan aan liicin
runtii waa lama huraane
rabow noodaa hablaha
anay hilbaha iiyihiine
rabow noodaa hablaha

hablaha somaaliland
hufnaanta xlbay uyeeshee
hubsiimo xogtay uyeeshee
hindisa taladay uyeesheen
nasteex xiilbay uyeeshee
heshiis nabaday uyeesheeb
hablaha somaalilanad
hantida dhaqasho uyeeshee
hawshaar socodbay uleeyihiin
nasiib hoodooy uleeyihiin
gayaan hanashooy uleeyihiin
dulqaadka hiboy uleeyihiin
hablaha somalilnad
hubaal waa madaxda qaran
halyeey kama maarmayoo
nimaan haldhaa lajirin
hirdooga mahaybsadee
hub weeyaan aan liicin
runtii waa lama huraane
rabow noodaa hablaha
anay hilbaha iiyihiine
rabow noodaa hablaha
hablaha somalilnad
hubaal waa madaxda qaran
halyeey kama maarmayoo
nimaan haldhaa lajirin
hirdooga mahaybsadee
hub weeyaan aan liicin
runtii waa lama huraane
rabow noodaa hablaha
anay hilbaha iiyihiine
rabow noodaa hablaha
hablihii maantay yihiino
hooyadii baribay yihiino
horseed noloshay uyihiine
rabow noodaa hablaha

codkii Cabdi yare