runtii quruxdiyo milgaha midii kaligeed
hanataay miskiin magac kama ahee
mug dheer waa hodan runtii
marwana la iskama dhigee waxa ugu mudan
dhabtii midii hadal dabacsanee xishootee
maqal haboon
marnaba lama qarin karee nasiib badanaa
mid helay intuu guursaday mulkiyay masuul
ka noqduu hantiyay
mudnaan dherar iyo hufnaan miisaan garashiyo
aqoon mawlaa ugu deeqayoo masaal bay hablaha
u tahay
muuqana luulbay ka tahay macbay samirkana la tahay
nin helay magacbay u tahay maan dhaya qalbigay
u tahay

Exit mobile version