Wanaag iyo qurux
Haween midii loo
Hibeeyayee rabigu
U huwiyaay amaan
X2

Halyay geesigii ragee
Dadaal iyo howl kar-
Nimo dhigii kaga hor
Maroow x2

Iihiili markaan ku idhi
Naftayda hag aan ku
Iri jacaylka hag aan
Ku iri hoo oo hay hay
Hay hoo hay aan ku
Iri heshiiska adigan
Bur burin x2

Hoo adigaan adigaan
Ihodin adaan cashaqa
Halayn hubaal wacad
Kaan lahayn halkaan
Kugu iri kayeel hareer
Adigaan kamarin
X2

Dad kaba labadii is
Helay kuwii ku hab
Saami jiray waxaad
Ku tiraa hadeer horaa
Loo soconayaa x2

Dad kaba labadii is
Helay kuwii ku hab
Saami jiray waxaad
Ku tiraa hadeer horaa
Loo soconayaa x2

Exit mobile version