nad arooryad
sida ubax ku yaal
liliidiyaha biyaha
intaa iga maqnaydbaa
saw ma ooyayaa
adiga ma kuu ooyayaa

arimada dartaa
badan iga dhigtaa
umalkhayr miyad
adiguna odayada
ugu jirtaaye

inbadan anoo
aad kuu jeclaa
ixtiraam adoo
ii uur samaa
maxaa inan kale
af xidhay oo
eel ka dhigaye

arimada dadbaa
ibtilada dhacdiyo
istareex ku noqdee

askartii naxligu
miyay ina arkeen

asal dhaladoo
ilakaha dabar ku lahaa
eebo calmadaye
aalow ii ajiib

Exit mobile version