bari hore jacaylbaa jiray
la yaab ruuxba jamashadii
oo diwaan ku jira oo
aa qalooc ku jirin
jaaryaanu ahayn

maantana jirbaa
uga da'ay jidkoo
jihoo kaba duwee

jaleecada markaan
jinoweey ku idhi
waaba joog cidlada
halkaan jiifkaba dayay

Exit mobile version