kalsan saadintaydaay hubsan baafintaydaay
kala haybintaydaay
kalgacal ulashadaydaay samir gohashadaydaay
kaadsimadaydaay
kurbaa tirashadaydaay kalif diidistaydaay
kolna doonisteedaay
kaaba raacdadaydaay kaah sugashadaydaay
guul kala filkaygaay
samaan kaydsigaygaay xumaan karahsigaygaay
kaar dhabashadaydaay

Exit mobile version