adaa muxibada maanka miratiyo
maanta ila qaba
muhashada been miyuu ruux kale
maanku dhawraa

saw mulaax diyo maayad maad noqon
aan ku miirsado
markaan maqanahay adaa imatala
marklaan joogana mudnanata leh
mataan taydaa maanka deeqaay
miyaad qarkaa iila magac tahay

halkaan marayaba adaa ila mara
mac quul markay tahay
mas kaxdaydana meel ku yeeshoo
ku mac suuman

saw midnimadiyo
caashaq midho dhaly
caashaq midho dhaly
maynu wada hanan

Exit mobile version