Jacaylkaan qabo
Ruux u qalmayoo
Qaaliyaa tahee
Qudha hoo yurub
Qudha hoo geenyo

Qiimi iyo geesi
Qaayaha u dhashoow
Qumanbaa tahee
Qudha hoo cabdi

Jacaylkaan qabo
Ruux u qalmayoo
Qaaliyaa tahee
Qudha hoo yurub
Qudha hoo geenyo

Qiimi iyo geesi
Qaayaha u dhashoow
Qumanbaa tahee
Qudha hoo cabdi

Qawlkaaga naftii naftii
Ku qaboobaysaa
Ku qushuucsanee
Yurubeey ku mee
Kuu qushuucsanee
Geenyooy ku mee

Nabdigan qof qudha
Qaban waayaybaa
Kuu soo qadimee
Cabdoow ku mee
Macaanoow ku mee
Cabdoow ku mee
Qaaliyoow ku mee

Qawlkaaga naftii naftii
Ku qaboobaysaa
Ku qushuucsanee
Yurubeey ku mee
Kuu qushuucsanee
Geenyooy ku mee

Nabdigan qof qudha
Qaban waayaybaa
Kuu soo qadimee
Cabdiyoow ku mee
Qalbiyoow ku mee
Macaanoow ku mee
Cabdiyoow ku mee

Qumaati hadaynu qumaati
U wada qoslaynoo
Aynu xus jacayl qaran qabanee
Macaan ila qorshee
Aynu xus jacayl qaran
Jacayl qaran qabanee
Macaan ila qorshee

Maati hadaynu u wada qoslaynoo
Aynu xus jacayl qaran qabanee
Macaan ila qorshee
Aynu xus jacayl qaran qabanee
Macaan ila qorshee

Maati hadaynu u wada qoslaynoo
Aynu xus jacayl qaran
Aynu xus jacayl qaran qabanee
Macaan ila qorshee
Aynu xus jacayl qaran qabanee
Macaan ila qorshee

Exit mobile version