Wareer weeyi duniduye
Waydoo wanaagii
Adigaana wiiqee

Nafsi waa ma dhaafaan
Wuu haelo badanyay
Waanu hawl galayaa
Bartuu / Halku wadar ku yeeshee

Waan kaa bogsanayaa
Waanan kugu xawilayaa
Waa keene waayuhu
Waanan kugu xejinayaa

Wariyo warkaygaa
Waaxyahayga soomaa
Wadarwadar u gaadhsii
Walaac ha ina daayee

Meere weeyi noloshuye
Adigoo wekinayaa
Walaac kaa gu'i waayaa

Waqtigu waa is badalayaa
Wehelkaaga oo wacan
Warmo looma afaystoo
Weerar laguma qaadee

Exit mobile version