haween tii ii xigtaay
xurmadii aad igu lahayd
ka xashay maankiyo qalbigaa

xagayga xul baad ahyd
xiskana kaliba lahayd
hadaanan waad ogayd
sidaan kuu xaal ogaa

xanteena kuwii jeclaa
xumaanta dhexdeena waday
adaa maqlay xaasidkiyo
xinkiyo loo diray cishqiga

xakayga hadaan jacayl
marnaba xaasha ee ka dhiman
adaa dilay xool kamaa

haweenba tii aan xusaa
xabiibi weedhihii kalgacal
adaa xiisihii masaxay

hadana xumo kulama rabo
xiliyo nafsi kugu xidhmeyn
dhankayga xorbaad ka tahee
xusuustayda uun ilow

Exit mobile version