dushaan laba ruux ka nahoo
hostaan dan wadaag ka nahay
hadaan kala durugsanahay
qalbiga darisbaan ka nahay
dadkaan laba ruux unahay
dareena hal baynu unahay
intaa isku duubanahay
maxaan isku dookhna nahay
daliil qofnimaa utahay
qalbiga dahab baa ka tahay
dabciga dhal gobaa utahay
dadkaa u xariir san tahay
dabiib ruux baad utahay
dawana nafbaa utahay
xinjiro wadnahaa u tahay
darajo boqolbaa u tahay
kuwii dira diraha
xumaha ka dilaali jirey
walee gabalbaa udumay
macaan idawee wardaa
intii ina daakhishiyo
intii gedab qaadan jiray
nacabku ha is deldelee
cabdiyow soo durug macaan
hadaan isu doonanayn
hadaynu diyaarsanahaee
dayaxa aynu wada dagnee
macaan daadihi cishqiga
maxaan iidaalanayd
maxaa dadka ii jeclayd
dadaalkii haduu dhalee
macaan dirawali cishqiga
duruf adag baan marnee
dulqaad badan baa lahayd
dantaan ka midaysanahee
dabuub adag baan lahay
wardaa agdag baan lahayn
daymada farax baad utahaY
dhaxanta dugsibaad utahay
daryeel qofdhan baad utahay
diktoor anigaad ii tahay
kuwii diraraha wadey
xumaha ka dilaali jirey
walee gabalbaa udumay
macaan idawee hadaba
intiii ina daakhishiyo
intii kadab qaadan iray
nacabku ha is wada dal dalee
sakiyo iisoo dhawoow macaan

Exit mobile version