Ilinta katimid indhahu
Waxay turjuman xanun
Kaskiyo katimid qalbiga
X2

Xusuus tiiraanyo laa
Tabcaan iga sii dhigtoo
Waxaan sugayaa qoftey
X2

Hadaan ka tanaasul iri
Xidhiidh keenii taxnaa
Miyaan tirayaa jaceel
Qalbiga tacab kiisuyaal
X2

Hadaan kugu taami jiray
Adoo iga tagay hadeer
Sidii baan kuu tabaa
Sidii baan adi kuu tabaa
X2

Tab iyo xeel may ahayd
Waxaan tacab soogaliyo
Tariikhaha malmo tagay

Hadaan ka tanaasul iri
Xidhiidh keenii taxnaa
Miyaan tirayaa jaceel
Qalbiga tacab kiisuyaal
X2

Exit mobile version