VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Yala yala - Lyrics

dabaysha cishqiba i dawaysee duufaan deeqaay ha moodin dookhaygu haduu ku raacay maxan danbiyon sameeyay ugbaadeey yalla yalla ya xabiibtii dun jaceyleey kalgacaylka la daryeelo ha ku diilin ha ku dayrin dookha caashaq wax la dadsho ka da waynee ha ii diidin ha i daalin ha i dayrin dunidoo dhan dahab yaala daganeey kugu doorsan maayee ha i diidin ha i daalin dabacsani dagaanantiyo dulqaad samir yeelo deeqa dookhaygu haduu ku raacay maxan danbiyoon sameeyay dagan luulaay dun xariiray dun wanaagey dugsigiisa hana dayrin kuna doogso dada maanta dalka joogta kaa dhex doortee dad urooneey xiisaheena hana daynin hana dayrin kuna doogso by masuul.com
Queue is empty
-- / --