VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Yala yala mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Cabdi Zaki
Yala yala

dabaysha cishqiba i dawaysee
duufaan deeqaay ha moodin
dookhaygu haduu ku raacay
maxan danbiyon sameeyay
ugbaadeey yalla yalla
ya xabiibtii

dun jaceyleey kalgacaylka
la daryeelo ha ku diilin
ha ku dayrin
dookha caashaq wax la dadsho
ka da waynee ha ii diidin
ha i daalin ha i dayrin

dunidoo dhan dahab yaala
daganeey kugu doorsan maayee
ha i diidin ha i daalin

dabacsani dagaanantiyo
dulqaad samir yeelo deeqa
dookhaygu haduu ku raacay
maxan danbiyoon sameeyay

dagan luulaay dun xariiray
dun wanaagey dugsigiisa
hana dayrin kuna doogso

dada maanta dalka joogta
kaa dhex doortee

dad urooneey xiisaheena
hana daynin hana dayrin
kuna doogso
by masuul.com

codkii Cabdi Zaki, Nuur qaari