jawharadii haweenkay
jaleecadii indhihiyo
jeedaaladii hore
nuurkii ijaatay
aan ka jeesanwaayee
jidkaan raacay waa uhalis
jar inaan ka duulee
yaan jabine ijoojiyoo
aan jawaab san kaa helo
kaalay ila jil cashaqa
y
jawharadii haweenkay
jamashadii naftaydiyo
jidhku tuu tbayaan
jeeraan hello mid
waxaad tahay aanan
jiifsanayne
janow soo adoo kale
guri kama jarmaadoo
may jaqsiin hooyo
jiiraanka kama dhalan
kaalay ila jil caashaqa

Exit mobile version