niyad ku rabtiyo
naf ad kuu jecel
qalbi kuu nugul
nalbaad utahee
naruuro sanay
yaanu nacabiyo
nuxuus arkinoo
nuglaan kalgacayl
intaan nool nahay

nabdi kutabiyo
maankaad ku nagayd
noolaha ku jecel
nasiyaad utahee
neecow dajisee
yaanu nacabiyo
nuxuus arkinoo
nuglaan kalgacayl
intaan nool nahay

Exit mobile version