sidaad ii dar yeeshaa ana kuu daneeyaa daymadada ruuxda leh farxad bay dareentaa

sidaad iigu dadan tahay ayaan kuu dadaalaa raga dunida joogaan kaa doortay kaligaa
inaan wada dakaynaan kuu saartay darajada

dumar tii usidataay adigaa ideeqoo madaneeyo ruux kale farxad ila dareentaay ubax kuugu daad shaa x2

dugsigaad ka maqan tahay diiqad baan ka qaadaa dugsiyow la aantaa kali baan dareemaa adan kugu dawoobaa x2

dajiyaay nafaydad kaligaa daweesaa malintaan ku daawado dayax ii siraad maa x2

dugsiyow nafaydad kaligaa daweesaa malintaan ku daawado dayax ii siraad maa x2

Exit mobile version