hadaad ii dheejirtee
aduunyada ii nebcayd
anaa ku xiisayo
bastay awaada noqdee
iskeente soo dhawoow

abaarsaday awaada
ogaaday inan gefo
hadaan aragaaga tabay
iskeenay oo waykane
ahlan wasahlan yaaa xaabiibi

inaan tayo ahayn
indhahaagay ka muuqata
adaa ku meemayaan
miyaan meel kale kaa aadaya

inaad boqortooyo tahay
ishaada laga arkaa
adaa kulamaan xiskee
miyaaan ku iloobaya

allaylahee waan nastee
janadii ifka waan hele
mabsuudban kugu ahee
i hoosa kaba i hoy

Exit mobile version