ubax iftiin wacanoo
olol baxay la moodye

asluubtiyo aqoonta
allaa kuu hibeeye

amran baa tahay
idiloo anigu aamine
aa miyaan eegaya
asaaga aan is hayn
intaad ii noshahay adigu

onkod soo hilaaco
ilays baxay la moodye

asluubtiyo aqoonta
allaa kuu hibeeye

amran baa tahay
idiloo anigu aamine
aa miyaan eegaya
asaaga aan is hayn
intaad ii noshahay adigu

Exit mobile version