carshiga hadyadii ka timid
habeen khayr badan watay
naftayda hanuunisaay
noloshu way hawl yartahee
naftaan kuu hibaynayaa
hadalku wuu kooban yahee
hortaadaan joogayaa
hadii aan dunida bilan
muftaaxa furaaya
adaan huno oontiraay
macaan ku xadi lahaa

hawada nasrigee timid
dharaaro hooda badan lehe
dantayda hagaajisaay
codkaaga hadaanan maqal
wadnahaan ushaqeyn hagaag
hadaadan hankayga wadin
nolosha maan horumareen
hadii aan dunida bilan
muftaaxa furaaya
adaan huno oontiraay
macaan ku xadi lahaa

Exit mobile version