maskaxdayda maanku raadiyay qof muhiima oo mudnaanta milgaheeda makhluuq yaabaye x2

micno caashaq maaha xiisee mid uun raadi maa muuskeeda umeelday marlay guurka x2

marwo fiican xishood miigan mowle siiyay maanta guusha si nugeel leh uhaleelay x2

geesi miigan xigmad miidhan marti soor leh midigtayda mahaleeshay maanta guusha x2

midhihiisa maanka gooso waa macaane x2

yaan mashquulin imaa weeli ha maqnaanin x2

madhamaad jeceel ilaa miyirkiisu x2

macan huwoo dhan adna muudso laba miirtay miyirshay caashaq x2

Exit mobile version