VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Mataano mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Cabdijibaar gacaliye
Mataano

Milgahaa noloshaab naasibnay
Qalbiyo siman baan midaynay
Go'aan mid qudhii ma qaatee
Mar kasta taladaa wadaagnay

Murugta waan qaybsanaa
Cadhadu waa naga mamnuuc
Qayliyo muran ma naqaano
Is fahan baan ku meel marnaa

Mataano xulaan nahoo
Farxadu waa noo muftax
Muxibada isku qabnana
Marqudha ruuxii arkaa
Nolosha wuu macaansadaa

Mawqif kaliyaan istaagnay
Jacayl macna laan abuurnay
Minit ma kala fogaanee
Mudnaanta isa siinay

Hadafka waan muujinaa
Han baan isku maamulnaa
Marnaba cadaw nama turqoo
Is maqal baan u kaashanaa

Mataano xulaan nahoo
Farxadu waa noo muftax
Muxibada isku qabnana
Marqudha ruuxii arkaa
Nolosha wuu macaansadaa

codkii Cabdijibaar gacaliye