Talo ma ku siiyaa jaas jaas
Talo ma ku siiya dance

Rubadayda ruuxdayda maankayga ku rabaastay

Ood dhex roortay
Rugtii dhuuxa
Dhiiga raacday

Ana rooroo rooray rooree
Ku rafaaday raacdaada

Riyo beena kali raaxo
Reerbaa dhaamee
Runta qaado

Talo ma ku siiyaa jaas jaas
Talo ma ku siiyaa dance

Riyadayda rooxaanta
Caashaqayga rogrogaysa

Rarankeeda
rug kaloo fog
ii raraysa

Ana raystoo raystay raystoo
Iska riixay ruxankeeda

Riyo beena kali raaxo
Reerbaa dhaamee
Runta qaatay

Exit mobile version