hadaad tahay ruux idoortay
waxaan ahay roox aad deeqday

laabtayda hadaad dawaysay
kashaada anaa anaa dabiibay

hadaad tidhi waan dadaali
anaa kule waan dulqaadan

hadaad tidhi waan ku doonay
anaa dadka kuugu faana

hadaad tahay ruux dareema
diiftiyo nabarada igaadha

anaa ilmo badan udaadsha
xariiqda dushaada gaadha

daqiiqada hadaan kuwayo
naftaa mugdi badan dareemta

inaan ku yar daawadaa
dunidoo dhana saw ma siisanteen

markaad yara diiqadooto
anaa kaa daran xanuunka

dakharka jismigaaga gaadha
u dhiig baxayoo ladiiday

Exit mobile version