deega guraxeey gaari dumareey
dadeed garashiyo damiir dheerey
anshax qawadiyo
dadnimo badaneey
diintoo dhawra
dhaqan dayraay

ana idaryeela idugsiiya
idaneeyaay ii dadaalay
idawee digtoor idhayay

macaan daacad nimo iidabibay

dadkoo idil adigaa kaa doortee
hoofurha dookha qalbi deeqay

deeqa bilaneey damiir wacaneey
dirkii gobonimo daa in kulADHaay
filkeed dooniyo darajo dheerey
dabuub wacaneey dulgaad badaneey

ana iidiiriya dhaxan dayraay
idareema iidirnaatay
idoojiyay daryeel ikabaay

Exit mobile version