Dhisaay farxadaada
Markaad ku dhawaqday
Ayaan dhab uheesay
X2

Dhabeel quruxlaay
Markuu dhinacaaga
Dhigaa ka ciyaaray
Ayaan dhab uheesay
X2

Ilaah haka dhowra
Dhamees gurigaaga
Wixii ku dhibaaya
Rabow dhalantedka
Ka leexi dhantaalka
X2

Markaad dahab dhee-
Man ku dheehday jirk-
Aaga ayaan dhab
Uheesay

Hidiyo dhaqankaaga
Markaad kula dheshay
Dhamaan qoyskaaga
Ayaan dhab uheesay
X2

Ilaah haka dhowra
Dhamees gurigaaga
Wixii ku dhibaaya
Rabow dhalantedka
Ka leexi dhantaalka
X2

Exit mobile version