dheemankaygiiyeey dhaayahaygiiyeey
dhaymahaygiiyeey dhakhtarkaygiiyeey
dhiigaygiiyoow dhuuxaygiiyoow
dhimirkaygiiyoow dhibya hankoow

macan taan dhabtii jacal wada dhisnaay
farax dheeli tiran is dhansiinayeey
macaankaan dhigii ka dhawaysatayeey
laab ka dhawr tayeey dhadhamoow dartii

nafaheena dhamii way isugu dhantee
inta dhimana alloow khayr ugu dhamee
nafaheena dhamii way isugu dhantee
inta dhimana alloow khayr ugu dhamee

Exit mobile version