Nafta kaabaay
Kadeed baajaay
Kaalin buuxshaay
X2

Qudha kaliyeee
Wadna kaala' oo
Kalaam sharafow
X2

Kurba reebay rebay
Karti dhaliyaay kun
Ka roon kun ka ronay
X2

Kasha maanka
Maanka kanaa wilee
Kuna nuur kuna nuur
Sadoow x2

Ka nug leeyaay kas
Irmaan shaay kown
Ka nuurshaay x2

Kaftan wacanow
Keenahaygow raja
Kaydshoow x2

Kaaha wada kor
Bogsiiya kulan khayr
Leh kulan kheyr leh
X2

Kaaha wadow kor
Bogsiiya kulan khayr
Leh kulan kheyr leh
X2

Ka nug leeyaay kas
Irmaan shaay kown
Ka nuurshaay x2

Kaftan wacanow
Keenahaygow raja
Kaydshoow x2

Kaaha wada kor
Bogsiiya kulan khayr
Leh kulan kheyr leh
X2

Kaaha wadow kor
Bogsiiya kulan khayr
Leh kulan kheyr leh
X2

Ka nug leeyaay kas
Irmaan shaay kown
Ka nuurshaay x2

Kaftan wacanow
Keenahaygow raja
Kaydshoow x2

Kaaha wada kor
Bogsiiya kulan khayr
Leh kulan kheyr leh
X2

Kaftan wacanow
Keenahaygow raja
Kaydshoow x2

Exit mobile version