Laba aan mar qudha kala
maarmin
Labadii is maqlee ma
huraana
Miyirkoodiyo maanka
Mideeya
Ee macaansada midigta
Ahaada

Laba aan mar qudha kala
maarmin
Labadii is maqlee ma
huraana
Miyirkoodiyo maanka
Mideeya
Ee macaansada midigta
Ahaada

Dhulku waa maxabayn
Iyo muuno
Wax kastoo mamaloo
Makalaaya
Maraboob sideed u
marmaaya
Ee jacaylka mudaaya
Ka moosa

Axmadoow murtidaan
Maldahaayo
Docda aan mariyee
I dhagayso
Mudantaan midigteeda
Ku siiyay
U miciin caawa waa
Magantaaye
Marti khaasa sideeda
U maamul
Waa muraayad seedi
Wanaaji

Axmadoow murtidaan
Maldahaayo
Docda aan mariyee
I dhagayso
Mudantaan midigteeda
Ku siiyay
U miciin caawa waa
Magantaaye
Marti khaasa sideeda
U maamul
Waa muraayad seedi
Wanaaji

Galgacayl malaboo midho
Fiican
Labadii milgihiisa
Magaadsha
Si mug weyn leh dareenka
U muuja
Ku macaasha maxsuulka
Ahaada

Galgacayl malaboo midho
Fiican
Labadii milgihiisa
Magaadsha
Si mug weyn leh dareenka
U muuja
Ku macaasha maxsuulka
Ahaada

Xubi buuqa sidii maka
Nuur leh
Idinkaa mulkiyoo duco
Maalay
Wax kastoo murug loo
Muran keenay
Idinkaa manciyoo micno
Keenay

Xubi buuqa sidii maka
Nuur leh
Idinkaa mulkiyoo duco
Maalay
Wax kastoo murug loo
Muran keenay
Idinkaa manciyoo micno
Keenay

Axmadoow murtidaan
Maldahaayo
Docda aan mariyee
I dhagayso
Mudantaan midigteeda
Ku siiyay
U miciin caawa waa
Magantaaye
Marti khaasa sideeda
U maamul
Waa muraayad seedi
Wanaaji

Axmadoow murtidaan
Maldahaayo
Docda aan mariyee
I dhagayso
Mudantaan midigteeda
Ku siiyay
U miciin caawa waa
Magantaaye
Marti khaasa sideeda
U maamul
Waa muraayad seedi
Wanaaji

Axmadoow murtidaan
Maldahaayo
Docda aan mariyee
I dhagayso
Mudantaan midigteeda
Ku siiyay
U miciin caawa waa
Magantaaye
Marti khaasa sideeda
U maamul
Waa muraayad seedi
Wanaaji

Exit mobile version