1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
malab kaad macanka ku dhaaftay miskigaad udgoon ka matashay midab kaagu waa maariinka mas ciideed dhalaal lagu moosay
dul qaad mowlahu kugu miisay waxad tahay midaan mari imaagin mur minoo xaqiiqda ka maagin ugu mudan mar wooyinka noolba
maankiyo kashaad mirataaye miyir kaygiyey iga hor muuqo maamulka hay ha maqnaanin
minit qura naftaan maar maynine
murugtiyo xanuun iga maydha maal maha dhib jira maareeya marka aan qaldamo qosol muujaay macaan kii ifkaay ku majiirtay
dayax soo nuuray mugdi nuur shaay macalimada aduunka mac neesaay igu maran jaceel igu mehersan marin kaagu waa miskax dayda
maankiyo kashaad mirataaye miyir kaygiyey iga hor muuqo maamulka hay ha maqnaanin
minit qura naftaan maar maynine