yartu midabaysana
midaba quruxsana
muuq jalaqsana
milko dhawrsanaa
farxadu muudanaa

hodan xariirsana
socod saabana
isku dhiibsana
dhexdu madagsanaa
miska caraf badna

ala makhluuqsana
mise waa bureeqa
meeshan tagaba
maasha allee
mise waa adi
oo biyo is marin

yartu madisana
marti soorana
magan xafidsana
maruun nasabsanaa
maamus wacana

ala masuul sana
maanso fiicana
maandeeq sanaa
gaari ku maydhaa
hadal malabsnaa

ala makhluuqsana
mise waa bureeqa
meeshan tagaba
maasha allee
mise waa adi
oo biyo is marin

Exit mobile version