kolkaad qososhee
dibnaha qaydaa
qadhada caashaqu iqabatayo
adaan ku qotoma hunooy qalbigee
qab iyo adigaan
isqqaad baranoo
adaa qayrka uqaalisanoo
adaa quruxdaba
qureyshta wax dheer
indhihii ku qabtaa
qushuuc gelayoo
ak tiisa qofkaad
qunyari ag martaaaba
qacduu ku arkuu isqoonsanayaa
hawenkaba qar
anoo kaba quustey
qowlkaad itidhaa
runtii ku qancee
qasriga caashaqa
qolkeen ka galnaa
adaa qarqar siyo
qudhii bidayoo
munaay qabsadayoo
bogii qufushee
hadmaad qalbigaaga
ku qori magaceyga

Exit mobile version