waxad garta qaadataa
markad qalad gaysate
iyado qonsimadba jirin
qof duday caynku raba

anigu qiimayn dadnimo
qadarin xushmad iyo wanag
qiyaasli i waad ogayd
sidaan qaali kuu ahaa
hadaan qorshe waalid iyo
qisas nacab aanay jirin

hadal qun yar iiga dhacayiyo
naaya qoys kuma dumee
maxaa jira oo qarsoon

qorshihii ragba yeeli jiray
qorsiina dumarka e adaa guur
igu qasbee hadhawto ha qomamayn

qofaan yaab dhamaysan iyo
nimaan quusani dhibane
qisada la mariyo jacayl intan
qarsadaa ka badan

Exit mobile version