iftiinsha naruura maanka
naftayda hagaa barbaarsha
naruura kashayda deeqda
nabsiga helay daweeya

nabada iyo farxada wanaaga
naxliga iga jira xumaanta
nolosha iga dhaqan daryeelka
ms iyo iga jira xumaanta

nal ii baxayaya ii nafisa
nuurkii qalbiga nafiisa
nugul xaruntii darwiishta
nasabkii laaskay nafiisa
naxafiyo muxubo nafiisa
nolol nabad iigu kaalay

quruxda nuurkiyo dhalaalka
badhaba nus la siiyay dumarka
adiga rabibaa nusqaanta
nafiisay ka jiray namiimmka

mudaan naawilay jacaylka
nasiib kaan ku heliyo ayaanka
ii mijiyay farxad iyo darenka
nudaha qalbigiyo jidhakyga

Exit mobile version