naftaan dilayeey ha ooyin
qalbigaan dumarow adkayso
dantayda qofkaan utuuray
hadaad durba maanta weyday
daryeel marna igama waayin
dareen xiisaha abuuraa
intii dirac laga filaayey
dulqaad nin le ma meeraysan
magaran jimadiyo daruunka
ma garan dalbashada waraaqa
dibnaha xuub dhacaayeee
kumaan sababi aduunkee

naftaydaay samir dugasho
jileeca damqashada yareyso
dartii ruuxaad udaashay
dadaalkii haduu khasarshay
hubsiimo la aantaa dookhaa
dilkiisa jaceylka waayee
talada degdega ku qaatay
qaladka fudaydka dambiga saray
ma garan dunadiyo damiinka
ma garan dalbashada waraaqda
eegmada xuubka dhacaaya
kumaan sababin aduunkee

Exit mobile version