VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waxaa tahay - Lyrics

araga aragiyo wax maqalkayga ililaha qalbiga qalbiga gaadha idilkiyo xiska xiska maanka adigaa dhaman haysta rajada rajadiyo afkaartayda asal asalkab dareenkayga kaska kaskiyo itaakayga adigaa dhamaan haystaa waxaad tahay tahay aduunkayga tahay waxa tahay iftiinkayga nuurkiyo ilayskayga ishaartaydiyo hogaankayga waxaad tahay ugaaskayga waxad tahy ayaankayga noloshayda ugubkayga aasaaska guushayda axdigiyo jaceylkeenu kugu aamin weeyaanee yaanu iilan oo iilan cishqigeenu iilan xamday xamdaay iilan axdigiyo jaceylkeenu kugu aamin weeyaanee yaanu iilan oo iilan cishqigeenu iilan c/kariinow iilan
Queue is empty
-- / --