VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Waxaa tahay mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Cabdikariin Cali Shaah
Waxaa tahay

araga aragiyo wax maqalkayga
ililaha qalbiga qalbiga gaadha
idilkiyo xiska xiska maanka
adigaa dhaman haysta
rajada rajadiyo afkaartayda
asal asalkab dareenkayga
kaska kaskiyo itaakayga
adigaa dhamaan haystaa

waxaad tahay tahay aduunkayga
tahay waxa tahay iftiinkayga
nuurkiyo ilayskayga
ishaartaydiyo hogaankayga
waxaad tahay ugaaskayga
waxad tahy ayaankayga
noloshayda ugubkayga
aasaaska guushayda
axdigiyo jaceylkeenu
kugu aamin weeyaanee
yaanu iilan oo iilan
cishqigeenu iilan
xamday xamdaay iilan
axdigiyo jaceylkeenu
kugu aamin weeyaanee
yaanu iilan oo iilan
cishqigeenu iilan
c/kariinow iilan

codkii Cabdikariin Cali Shaah, Xamdi bilan