Jacaylka adaa ilduufay
Abaalkaad dhigatay weeyee
Ayaan daridaada eerso
2x

Ax weyda iska daayoo ha ii iman
Kuma arkaayee ha isheegam
Kuma aqaanee aa aa ha isheegan
Kuma aqaanee
2x

Markaan ku lahaa udgooney
Markaan orinaayey radkaa
Ii imaanso imaanso
Waxaad is yeeshay
Adkayso adiguna markaaga
2x

Naftii ashahaado diidaa
Markay ajashay dhamaato
Istaaqfurilaysigeeda
2x

Ilaahbaa kaa yeeli maayee
Agtayda hadaad is keentay
Adleecoo ooftayda maaha
Adleecoo ooftayda maaha
2x

Ilowsho dhawidaa abaayooy
Afkaad shalay igu eriday
Miyaan kugu kugu oolin eega
2x

Anigoo kugu indho kuusha
Anigoo saxar kaa ilaashaa
Imisaa farxadaa iga jiidhay
Iirgaado irgaado imisay is dhaaftay
Imisaad adiguna is waashay
2x

Exit mobile version