jacalkanaa awoodwayne
kii iilka dhigay qas
laylana agseexshaa
ana igu abuurmee

oogaduuku faafoo
diiday inaan adkeestoo
iikaaa asqeeyoo
igukaa eryaayee
ogow naftaa
kuu ooman adigee
imisaa adookale
ogow naftaa kuu ooman adigee
imisaa adookale arjin iila yimiday
aawadaaa ujoojee
wadnaha i olalayee iidhigo
abaaloo arintayda meel mari

axdi beena lama galo
wacad lama ilaawee
ruuxiiku aamina lama idho saame
afarsano iyo dheeraad
arimahaan dhisaynee
an is idhi idlaayee
waadigii idleeyee

Exit mobile version