marka uu diigu ciyo daakiraada subax
duhurka iyo hapeenka duulaan sidaan ahay
waxaa laygulkeenaa dagmadaadku nooshee
naftu waxay dareentaa inagoo dal xiisoo daaloaynu joogno
waanku doonayaayoo aniguna daraada indhihii idaaleen
nafbaakuu diyaaree dumarba aanka doortee caawaan dadab galaynaa
sidaa caleenta dooga farxad iyo damaashaad dadku uwada sarokocoloo wada dabaaldaago
adna doolo iyo hawd ixda iyo dareemaha mulacyee daadkii
adigoo dib iidhigin duunyana igu xidhin waanku
doonayaayon aniguna daraadaa indhihii idaaleen
nafbaakuu diyaara dumarbataanka doortaay caawan dadab galaynaa

Exit mobile version