damac looma heeso doqonlama amaanee
deeqaay yadanoo kale kuma arag dalkeenee

dawadii naftaydaay goormaynu duulnaa
dayaxaa lawada tagay soo daawanaa
sunayaasha doodkuyo dibnahaaga dhuxusha ah
indhahaa ku doogsada deeqaaya aragtidaada

Exit mobile version