geesi iyo hanadbaa lagabood sadaayoo
ragna kii wax garadaa lagar waaqsadaa
manin gamaa habaaboo gudikara wanaagoo
samo kuu garaara
garleexda iyo adoo godoob liyo
hawshan ilagal ama gooni noqo aankaa go ee
galad iyo ayaanbaa lagu guursadaa
tala aad gorfaysaa geedlalatagaa
gobtaa laaga garabaa laskumagayaxee
geesla gama eegee

Exit mobile version